Doon u rarneyd ganacsato Soomaali ah oo ku degtay Badweynta India

Doon ku soo jeeday magaalada Boosaaso oo badeeco ka soo qaaday deked ku taalla dalka Cummaan ayaa la sheegay inay ku degtay badweynta Hindiya. Doonidan oo laga lahaa dalka India ayaa lagu magacaabay Cabdikariin, waxaana maqribnimadii shalay ay ku degtay meel u dhow dekedda Salala ee dalka Cuman. Shaqaalihii doonta saarna oo tiradooda lagu sheegay … Continue reading Doon u rarneyd ganacsato Soomaali ah oo ku degtay Badweynta India